Duqa Muqdisho oo War kasoo saaray Dilka Gudoomiyihii Hodan Guddina Magacaabay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo dhamaan Madaxda Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, Saaxiibadii iyo Bulshada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha U naxriisto Guddoomiyahii Degmada Hodan Marxuum Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhaga-juun).   Marxuumka ayaa … Continue reading Duqa Muqdisho oo War kasoo saaray Dilka Gudoomiyihii Hodan Guddina Magacaabay